Wararka Akhriso:-Liiska Magacyada Xildhibaanada Cusub Ee Galmudug Iyo Beelaha Laga Soo Xuley By Radio Simba - Ocak 10, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay dhameystirka Golaha Wakiilada Cusub ee Maamulka Galmudug kuwaasi oo laga soo xuley 11-Beelood ee uu ka kooban yahay Maamulka Galmudug. Halkaan ka Akhriso Magacyada Xildhibaanadda