War Deg Deg:-Qarax ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax ayaa Goordhaweyd ka dhacay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa wararka waxa ay sheegayaan in uu ka dhacay Isgoyska Sayidka ee ku dhow Madaxtooyadda Soomaaliya.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here