Faah-faahin:-Qarax ka Dhacay Magaaladda Gaalkacyo

0

 

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka mudug.

Qaraxa ayaa waxaa gaarigiisa loogu xirey Sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Isku’dhafka ah ee magaalada Gaalkacyo,wuxuuna gaariga qarxay xili uu marayay  Xaafadda Siinaay ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Sarkaalka oo magaciisa lagu sheegay Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin ayaa la sheegay in dhaawac uu soo gaaray,islamarkaana la dhigay mid kamid isbitaaladda gaalkacyo.

Ma Jirto cid ilaa hataan sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxa ka dhacay Xalay magaaladda Gaalkacyo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here