Mudooyinkii lasoo dhaafey Guddiga doorashooyinka qaranka waxa ay wadeen kulamo ay la yeelanayeen maamul goboleedyada iyo axsaabta siyaasadeed ee dalka waxa ayna guddiga gobolada dalka u direen wafdi ka socda kuwaas ugu danbeyn soo gaareey magaaladda Muqdisho.
Guddiga doorasshooyinka ayaa waxa sidoo kale dood furan la yeesheen siyaasiyiin iyo aqoonyahano waxaana guddiga su’aalo laga weydiiyey sida ay u qabanayaan doorasho qof iyo cod ah iyo sida ay suurtogal ku tahay.
Gudoomiyaha guddiga Xaliima Ismaaciil xaliimo yareey ayaa shaacisay waqtiga ay soo gabagabeyndoonaan diiwaangalinta axsaabta siyaasadeed ee dalka.

