Warbaahinta ku hadasha Afka Alshabaab ayaa baahisay sawiro muujinaya in ciidanmada Al-shaabab ay gudaha u galeen saldhigga Lamu, waxaana ka muuqanaya sawirada dagaalamayaal ka tirsan shabaab oo ku sugan gudaha Saldhigga Ciidamada maraykanka ee Degaan kaasi.
Sawirrada ayaa muujinaya xaqiiqda ah in ragga weerarka qaaday ay qabsadeen gudaha saldhigga waxaana muuqaalka lagu arki karaa iyagoo gubayo diyaaradaha dagaalka oo gudaha saldhigga yiillay.
Al-shabaab ma aysan sheegin tiradda ay ku dileen weerarka ay ku qaadeen saldhigga ciidanka Mareykanka ee Lamu.










