Madaxweynaha Maamulka galmudug Axmed Ducaale geelle Xaaf ayaa magacaabay guddi Doorasho oo cusub kaasi oo ka hor imaanaya Guddiga Farsamadda Doorashadda ee Dowladda Dhexe ay magacowday,kaasi oo shaqeynaya.
Qoraal uu soo saaray madaxweyne Xaaf, ayuu ku magacaabay 11-xubnood oo maamulaya doorashadda Galmudug.


