War Deg Deg;-C/laahi Faarax oo Caawa Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho+Sawir

0

Kooxo hubeysnaa ayaa caawa magaaladda Muqdisho ku dilay wiil Dhalinyaro ahaa oo si weyn loogu yaqaanay gudaha Magaaladdda.

Dilkaan ayaa caawa Cishihii ka dhacay Degmadda hodan ee Gobolka banaadir.

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey C/laahi Faarax wuxuuna kamid ahaa dhalinyaradda Kuwooda ugu firfircoon Magaaladda Muqdisho.

Ragga dilka fuliyay ayaa ka baxday goobta uu dilka ka dhacay,waxaana socda baaritaano lagu baadi-goobayo ragga dilka fuliyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here