Taliska Booliska oo War-saxaafadeed Kasoo Saaray Weerarkii Hoteelka SYL

0

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray weerarkii xalay Al-shabaab ay ku qaadeen Hoteelka SYL ee magaaladda Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Taliska Booliska ayaa lagu sheegay In Ciidamadda amaanka ay ku guuleysteen in ay toogteen 5-ruux oo Hoteelka Soo Weeraray,islamarkaana lasoo badbaadiyay 100-ruux.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here