Ka dib roobab 24Kii saac ee lasoo dhaafay ka da’ay deegano ka tirsan puntland ayaa waxaa roobabkaasi ay wateen dabaylo iyo duufanno waxaana ay roobabkaasi ay saamayn xooggan ku yeesheen dadka degaankaas.
Wararkii ugu damabeeyay ee ka imaanya gobolka sanaag gaar ahaan xeebta degaanka ceelaayo ayaa waxa ay sheegayaan in 5 doon ay la tagtay Badda deegaanka ceelayo waxaana la sheegay in doomahaasi aysan saarnayn wax dad ah iyadoo cabsi weyn ay lasoo gudboonaatey dadka halkaasi ku dhaqan
Mid akmida dadka deegaanka degmada laasqori ee gobolka sanaag oo u dhaw degaanka ceelaayo oo la Hadley simba ayaa ka warbixiyey doomaahasi ay la tagtey baddu

