DFS oo digniin kasoo saartay Roobab dabeylo wata oo ku soo wajahan Deegaanno kamid ah Soomaaliya.

0

Dowladda federaalka Soomaaliya , waxa ay Qeybaha kala duwan ee Bulshada, Hay’adaha samafalka iyo dowladaha saaxiibada ah, la wadaageysaa dhibaatooyinka isbeddelada cimillada gaar ahaan fatahaadaha iyo duufaanno la saadaalinayo in ay ku soo wajahanyihiin Deegaanno kamid ah soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here