Akhriso:-Guddiga Doorashadda Galmudug oo Soo Saaray Jadwalka Doorashadda

0

Guddiga Doorashadda Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashadda maamulkaas.

Qoraal uu soo saaray Gudoomiyaha Guddiga Doorashadda galmudug ayaa lagu sheegay in 29-ka bishan November uu bilaaban doono hannaanka soo xulista Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, isla markaana 10 bisha December uu si rasmi ah Baarlamaankaas u howl bilaabi doono.

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka ayaa dhici doonta inta u dhaxeysa  13 illaa 16 December,halka Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ay dhici doontaa 17 illaa 23 December.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here