Al-shabaab oo Sheegtay Qarax Lagu Dhaawacay Cabdullaahi Dheere

0

 

Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qarax xalay ka dhacay Degmadda Xamar Weyne Ee Gobolka banaadir.

Sida ay baahisay warbaahinta Shabaab,qaraxaan ayaa waxaa gaarigiisa loogu xiray mid kamida mas’uuliyiinta xafiiska Xeer ilaalinta dowladda Federaalka Soomaaliya.

Mas’uulka qaraxa loogu xiray gaarigiisa ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi Dheere,waxayna Shabaab shegeen in ay ka go’day mid kamid ah Lugtiisa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here