Qoyska Marxuum Almaas Elman ayaa warmurtiyeed kasoo saaray Dilkii Gabadhooda loogu geystay Xarunta Xalane ee Magaaladda Muqdisho.
War-murtiyeedka waxaa ku saxiixan Ilwad Elman,waxaana shacabka loogu baaqay in aysan baahinin warar been abuur ah oo ku saaban kiiska.


