Mareykanka oo Sheegay in Duqeyn uu Ku Dilay Sarkaal Ka Tirsanaa Shabaab

0

Taliska Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in ay duqeymo ka fuliyeen qeybo kamid ah gobalka Shabeellaha Hoose.

War  kasoo baxay taliska mareykanka africom ayeey ku sheegeen in diyaaradahada mareykanka ay duqeeyn kafuliyeen qeybo kamid ah gobalka shabeellaha hoose gaar ahaan deegaanka kuunyo barrow ee gobalka shabeellaha hoose.

Taliska mareykanka Africom ay intaa ku daray in duqeymaha ay fuliyeen xillli dagaalayahanada Alshabaab ay dhaqdhaqaaqyo ciidan kawadeen deegaanka kuunyo barrow ee gobalka shabeelllaha hoose.

War saxaafadeed ay soo saareen taliska mareykanka Africom ayeey ku sheegeen in duqeeyntan ay kafuliyeen deegaanka kuunyo barrow ay ku dileen hal dagaallame oo katirsan alshabaab.

Qoraal kooban oo kasoo baxay taliska mareykanka Africom ee Somalia ayaa lagu yiri

“waqtigaa uu howgalka socday waxa aan ogaannay in duqeeynta uu kugeeriyooday mid kamid ah kooxaha argagixisada,duqeenta waxaa lagu burburiyay saldhigyo ay alshabaab kasoo abaabulijireen weerarada”.

Sikastaba ha ahaatee maahan markii ugu horreesay oo diyaaradaha mareykanka ay duqeymo kafuliyaan qeybo badan oo kamid ah gobalka shabeellaha hoose waxaana dhowr jeer ay duqeymo kafuliyeen diyaaradaha mareykanka qeybo kamid ah gobalka shabeellaha hoose gaar ahaan deegaanada ay kusuganyihiin dagaalayahannad ururka alshabaab

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here