War Deg Deg:-Toogasho Ka Dhacday Magaaladda Muqdisho

0

Kooxo hubeysnaa ayaa Goordhaweyd askari ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku dileen Magaaladda Muqdisho.

Dilkaan ayaa ka dhacay Degmadda kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal,kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa fuliyay dilka askariga oo xiligaas ku sugnaa goob mashquul badan,waxayna ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.

Meydka askariga ayaa waxaa goobta ka qaaday Ciidamada Amaanka Dowladda Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here