Dowladda oo Sheegtay in Fatahaadihii Webiyada Jubba & Shabeelle Hoos u Dhaceen

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargalisay  Shacabka Soomaaliyeed Iyo Beesha Caalamka in fatahaadihii Webiyada Jubba & Shabeelle hoos u dhac ku yimid,hadii roobab ay yimaadaana weli cabsida fatahadaha meelaha qaar ay jirto,iyadoo uga mahadcelisay bulshada Soomaaliyeed iyo Saaxiibada Caalamka ka qeybgalka gurmadka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here