Maareeye Cusub oo Loo Magacaabay Garoonka Ugaas Khaliif ee Beledweyne.

0

Ku-Simaha Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka Maamulka Hir-shabeelle ahna Wasiir Ku-xigeenka Maxamed Cali Xuseen (Geel-Suge), ayaa magacaabay Maareeyaha Garoonka Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne.

Xilkaan ayaa loo magacaabay Yuusuf Ahmed Diiriye ( Yuusuf dhalo-dheerre).

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here