Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Guddomiyaha Baarlamanka KGS Mudane Abdulkadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa xalay kullan La Qaatay Odeyaasha Dhaqanka Magaalada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Kullanka ayaa inta badan looga hadley Arrimaha Amaanka Magaalada odayaashana hormuud uga noqon lahaayeen Xureenta Gobolkaasi ,iyo sidii Bulshada Gobolka Shabeellaha hoose kaalintooda uga qaadan lahaayeen ay garab istaagaan Ciidanka Xogga Dalka Soomaaliyeed si Al shabab gobolkaasi oo dhan looga xureeyo.
Kullanka ayaa waxaa sido kale qeyb ka ahaa wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS.







