Wararka Odayaasha Dhaqanka Galmudug oo War Kasoo Saaray Doorashooyinka By Radio Simba - Ekim 31, 2019 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa waxa ay war ka soo saareen Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Galmudug, ee dhawaan lagu wado in ay ka dhacaan Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.