Cabdi Faarax Sheekh Aamusane oo Xalay Lagu Dilay Duleedka Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysnaa oo Nin Ganacsade ahaa xalay ku dilay Duleedka Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Dilkaan ayaa ka dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goob-joogayaal Ganacsadaha la dilay ayaa lagu magacabi jirey cabdi Faarax Sheekh (Aamusane),waxaana kooxihii dilka ka dambeeyay ay ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.

Ala ha u naxariistee Aamusane ayaa dhowr Ganacsi waxa uu ku lahaa Gudaha Ceelasha Biyaha,waxana la ogeyn sababta ka dambeysa dilkiisa.

Dhanka kale ma jirto cid ilaa haatan sheegatay mas’uuliyadda Dilka Ganacsadaha

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here