War Deg Deg:-Dil Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Kooxo Hubeysnaa ayaa Goordhaweyd askari ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku dileen Baar Sanca Degmadda Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal dhalinyaro bastooladdo ku hubeysneyd ayaa fulisay dilka,waxayna ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.

Meydka askariga ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda ee la dilaya ayaa goobta laga qaaday,waxaana goobta soo gaaray ciidamadda amaanka Dowladda Soomaaliya.

Mudooyinkii dambe kooxo bastooladaha ku hubeysna ayaa kordhiyay dilalka ay ka geystaan Magaaladda muqdisho.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here