DFS oo War Kasoo Saartay Shaqsiyaadka Fuliya Amaradda Al-shabaab

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa uga digtay shakhsiyaadka fuliya amarrada ay bixiyaan Al shabaab, kadib markii shabaab ay shaaciyeen odayaal dhaqameedyo aan kuwa saxda ah aheyn oo ay sameeyeen sida dowladda Sheegtay.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS ayaa cambaareeyay, falalka bahdilka iyo xadgudubka ah oo ay Shabaab ku hayaan shacabka soomaaliyeed ee ku nool tuulooyinka fog fog iyo goobaha fara ku tiriska ah oo ay dalka kaga sugan yihiin.

WARSAXAAFADEED-111111-1

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here