DEG DEG:Taliyayaal Cusub Oo la magacaabay Ciidamada Qalabka sida

0

Golaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta shirkooda ku magaacay Taliyaasha Ciidamadda qalabka sida.

Taliyaha ciidank xoogga Gen Odawaa Yusuf Raage .

Taliyaha nabad Sugida iyo Sirdoonka qaranka fahad Yasiin Xaaji Daahir.

Taliyaha Ciidanka  Boliska Gen Cabdi Xasan Maxamed .

Taliyaha Ciidanka  Asluubta Gen Mahad Cabdirahmaan Adan

 

Warkaan oo faah faahsan kala soco halkaan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here