Qarax Gaari lagu dhajiyay ayaa goordhweyd ka dhacay magaalada muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Qaraxaan ayaa ka dhacay Wadada Maka-almukaramah,waxaana lagu xiray gaari uu leeyahay Xildhibaan Daahir Amiin jeesow oo kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Daahir Jeesow ayaa ka badbaaday qaraxa waxaana ku dhintay Darawalkiisa,Waxaana qaraxa marka uu dhacayay uu jooga dhulka.



