Xildhibaan Eedeeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya+Dhageyso

0

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa eedeen waxa uu u soo jeediyay Madaxda Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Xildhibaan Abuukar Shiikh Isxaaq oo Kamid ah Xildhibaaanadda barlamaanka Koonfur galbeed Soomaaliya oo wareysi siiyay idaacadda Simba ee Magaaladda muqdisho,ayaa waxa uu sheegay in shacabka Maamulka KGS Soomaliya ay yihiin kuwa ka dulman dhanka Dowladda Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Dowladda Dhexe ee Soomaaliya aysan kasoo bixin balanqaadyadii ay sameysay ee dhinacyadda hormarka iyo amniga, islamarkaana Maamulka koonfur Galbeed uu yahay maamul u afduuban Shariif Xasan Shiikh aadan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here