Iska Hor Imaadka Dhaliyay Khasaare oo Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho+Sawirro

0

Inta la xaqiijiyay hal qof oo shacab ah oo watay Mooto bajaaj ayaa ku dhintay iska hor imaad goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Iska hor imaadka ayaa dhex-maray Ciidamada Xasinta caasimadda, iyo kuwa Malatariga Dowladda Soomaaliya ee dagan Saldhigii imaaraadka carabta.

Iska hor imaadka xoogihiisa ayaa ka dhacay isgoyska Kaliyada jaalle siyaad.

Lama oga waxa ay isku qabsadeen labadda Ciidan.

Shalay iska hor imaadkaan oo kale ayaa ka dhacay Degmadda Dharkinley ee Gobolka Banaadir.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here