Laamaha ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray war si wadajir ah farriin loogu diray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
Talisyada Booliska, Nabad Suggida, Xoogga dalka iyo Asluubta, qoraal ay soo saareen ayay xildhibaanadda baarlamaanka Soomaaliya ugu codsadeen inay kala shaqeeyaan ciidanka suggida ammaanka Muqdisho.


