Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Gaaray Magaaladda Doha+Sawirro

0

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) ayaa gaaray Magalada Doha ee Dalka Khadar.

Wafdiga Taliyaha Ciidanka Asluubta S/guud Bashiir Maxamed Jaamac  waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Doha kusoo dhaweeyay masuuliyiin sare oo dowadda Qatar ka tirsan iyo Xubno ka tirsan Safaarada Somaliya ay ku leedahay Qadar.

Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa waxa la filayaa inuu la kulmo Madaxda wadanka Khadar

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here