Shil Naxdin Leh oo Galabta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho+Sawirro

0

Shil khasaare geystay ayaa galabta waxa uu ka dhacay Haanta dheer ee dagmada hodan ee magaalada muqdisho.

Mooto Bajaaj si xowli ah ku socotay iyo Gaari kuwa Xamuulka qaada ayaa isku dhacay sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka.

Shilkan ayaa waxaa ku dhintay 3 qof uu ku jiro wadihii bajaajka midna waa dhaawac.

Dadka deegaanka haanta dheer ee dagmada hodan ee magaalada muqdisho ayaa hadda gaaray si ay ugu gurmadaan dadka dhibka gaaray.

Waa khasaarihii ama shilki ugu xumaa mududaan dhacay maadama dhimashadu ay tahay 3 qof.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here