Maamulka Gobalka Banaadir oo Beeniyay Inuu Jiro Dhul La Bixiyay Tan iyo Doorashadii Farmaajo.

0

Maamulka gobalka Banaadir ayaa soo saaray warsaxafadeed uu ku beeninaayo inuu jiro dhul la bixiyay tan iyo markii la doortay madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 8dii Febraayo 2017.

Gobalka Banaadir ayaa ka jawaabayay warqad shalay kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Somalia oo laggu sheegay inuu jiro dhul dan guud ah oo la bixiyay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here