Akhriso:-Odayaasha Dhaqanka Gobalka Banaadir oo Difaacay Gudoomiye Taabid

0

Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa xalay shir aan caadi aheyn ku yeeshay odayaasha dhaqanka gobalka Banaadir.

Shirkaan ayaa waxaa loogu hadlay  waxa hor taagan shirkii loogu hadli lahaa Maqaamka gobolka Banaadir, iyo warqad shalay kasoo baxday Madaxtooyadda Soomaliya.

Shirkaan ayaa laga  soo saaray bayaan madaxda sare looggu sheegaayo iney waajib tahay inuu qabsoomo shirka looga tashanaayo aayaha gobalka Banaadir.

Dhanka kale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Taabid Cabdi Maxamed ayaa mar kale ku celiyay in  la qaban doono 28-ka bishaan shirweyne looga arinsanaayo matalaadda caasimadda iyo nabad galyadda, kaasoo Villa Somaliya ay ka hor timid.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here