Muwaadin Soomaliyeed oo Weerar Toorey Loo Adeegsaday Ka Geystay Minnesotta

0

Hal sano ka hor weerar ka dhacay xarun ganacsi oo dhacda magalada Minnesotta ee dalka mareykanka kaa oo loo adeegsaday tooreey ayaa lagu eedeeyay muwaadin Soomaaliyeed.

Weerarka oo dhacay 17 September 2016 ayaa la sheegay in uu geestay Daahir aadan kaa oo dhaawacay 10 qofood kadib xilli weerar uu ku qaaday xarun ganacsi oo dhacda St.Cloud, waxaana la tilmaamay in dadka uu weydiisanayay lacago madax furasho ah hadii aysan muslim aheyn.

Waxaana sidoo kale mahad cadiraxmaan lagu eedeeyay in 20 qofood uu ku tooreeyay suuq lagu magacaabo mall of America kadib markii dadkaasi ay isku dayeen in ay ka hortagaan dhar uu kaxaday dadka suuqa ku sugnaa sida booliiska ay sheegeen.

Jeff Potts oo ah madaxa ciidamada booliiska Bloomington ayaa falal burcadnimo ah ku eedeeyay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee la sheegay in ay geesteen weerar loo adeegsaday tooreey xili shir saxaafadeed uu ku qabtay halka uu weerarka ka dhacay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here