Akhriso:-Maxaa Ka Jira in uu Iscasilay Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubba-land

0

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Jubba-land Cabdi Nuur Cali aadan  ayaa beeniyay warar sheegaya in uu iska casilay xilkii uu hayay.

Waxa uu sheegay in warqadda lagu arkay baraha bulshada in ay tahay mid been abuur ah islamarkaana ay baahiyeen dad kasoo horjeeda hormarka Mamulka Jubba-land.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in uu joogo madaxtooyada Maamulka Jubbaland ee Kismaayo islamarkaana  shabadda saaran warqadda iyo magaca wasaaraddu tahay mid hore, gaar ahaan xilligii ay halka wasaarad isku ahaayeen, Gadiidka, Isgaarsiinta iyo warfaafinta.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Warqadda lagu baahiyay baraha bulshada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here