Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale ay soo dhaweeyey xil ka qaadistii ay xildhibaanada Galmudug ku sameeyeen gudoomiyaha Barlamaanka Cal Gacal iyo Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi Cabdi(Carabey).
Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha oo nuqul ka mid goordhow soo gaaray idaacadda Simba ayaa u qornaa sidan:


