Qarax Xoogan oo gaari loo adeegsaday ayaa goordhaweyd waxa uu ka dhacay gudaha Magaaladda muqdisho.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Banaanka hore ee maqaayadda Isasaar oo kasoo horjeeda Bacadlihii hore ee Xamarweyne ee Gobolka banaadir.
Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

