Akhriso:-Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Golihiisa Wasiiradda

0

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magacaabay goordhaweyd Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 52 -xubnood.

Madaxweynaha ayaa magacaabay Golle wasiiro oo ka kooban 22 Wasiir 22 wasiir ku xigeeno iyo 8 Wasiiru dowlayaal.

Wasiirada uu soo magacaabay Madaxweynaha ayaa u badan kuwii oo horey usoo magacaabay Madaxweynihii Hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here