Wasaarada waxbarashada soomaaliya ayaa ku dhawaaqday liiska ardayda kaalmaha hore ka gashay imtixaankii shahaadiga ahaa ee laga qaaday arday ku sugan maamul goboleedyada marka laga reebo Puntland.
Liiska 10ka Arday ee ugu sareesa ayaa kala ah:
1-Cabdi Qadar Cabdullaahi Salad Colow 94%
2-Axmed Cabdiraxmaan Ibraahim cali 93.71%
3-Shaafici xasan maxamud kaahiye 93.29
4-Mascuud Cumar Cabdi Qaasin xasan 93.14%
5-Bashiir Maxamed Xirsi Diiriye 92.86%
6-Salmaan Cali Xaaji Aadan Cali 92.79%
7-Cabdirizaaq Macalin Ibraahim Nuux Daa’uud 92.71%
8-Maxamed Haashim Maxamed Saalax 92.57%
9-Cimaadudiin Abuubakar Sheekh C/laahi 92.50%
10-Cabdullaahi Xasan Maxamed Maamoow 92.43%
Wasaarada ayaa sidoo kale balan qaaday in aay dhawaan soo gudbi doonto dhamaan natiijada imtixaanka si uu arday walba u arko dadaalka uu sameeyay.



