Akhriso:-Amaro Lagu Soo Rogay Wasiiradii Puntland ee Xasaanada Laga Qaaday

0

Hantidhowrka guud ee Puntland jaamacad Maxamed Cusmaan, waxaa uu soo saaray amar lagu xirayo dhamaan dhaq dhaqaaqa khasnadaha wasaaradaha, kadib markii shalayto uu baarlamaanku riday golaha waasiirada.

Arrintan ayaa loola jeeda si wasiirada xasaanada laga qaaday aysan u isticmaalin lacagta ku jirta khasnadaha dowladda oo ay ku jiraan kuwa wasaaradaha ay maamulaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here