Akhriso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo Joojiyay lacagaha lagu galo Beerta Nabada

0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amar rasmi ah oo lagu joojinayo lacagaha lagu galo Beerta Nabada oo ah goob loo damaashad tago, iyadoo la faray wixii maanta ka dambeeya in Beerta lagu galo lacag la’aan.

Amarka ka soo baxday Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa ku saxiixnaa Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir ee Maamulka iyo Maaliyadda Maluuka Dheere C/qaadir ayaa lagu faray Ganacsatada Beerta Nabada inay joojiyaan lacagaha laga qaado shacabka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here