Waxaa goordhaweyd qaraxa xoogan laga maqlay gudaha Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaliya.
Jugta qaraxa ayaa si weyn loogu qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana xigay Rasaas xoogan.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ka meel aan sidaas ugu fogeyn xarunta Degmada Wadajir ee Gobolka banaadir.
Lasoco wixii kusoo kordha

