Al-shabaab oo Soo Bandhigay Sawiradda Meydadka Ciidamada Puntland+Sawiro

0
Raid on the apostate encampment at Af-Urur - 100KW SW of Bosaso

Xarakada Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Sawiradda Meydadka Ciidamada Maamulka Puntland ee Lagu laayay dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaanka Af-Urur oo qiyaas ahaantii ku dhawaad 100 KM koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Sawirro muujinaya Meydadka Ciidamada Maamulka puntland ee lagu laayay dagaalkii ka dhacay deegaan dhanka koonfur koofureed ka xiga magaalada Boosaaso.

Al-shabaab waxa ay sheegeen in dagaalkaas lagu dilay 61 askari, tiro kalena waa lagu dhaawacay ka dib markii Al-shabaab  ay cagta mariyeen saldhigga, halkaasna ku  Laayeen Ciidamadii Puntland ee xirada ku sugnaa.

Weerarkii  ka dhacay deegaanka Afarur  13 June 8, 2017 ayaa ahaa midkii ugu qasaaraha badnaa ee Ciidamada puntland ee la kulmaan tan iyo markii ay Shabaab saldhig ku sameysteen.

Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here