Wararka Akhriso:-Maamul Loo Magacaabay Degmo ay Ku Muransan Yihiin Somali-land iyo Khaatumo By Radio Simba - Haziran 14, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Taleex ee gobolka Sool, halkaas oo kamid ah degaamada ay Puntland gacanta ku haynin.