Xabsi Lagu Xiro Al-shabaab oo Laga Hirgalinayo Magaalada Baydhabo+Sawirro

0

Kadib wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayay safiirka dalka Sweden ee Soomaliya Mikael Lindvall kuwaa oo booqasho ku tagay magaalada Baydhabo ee Maamulka Koofur galbeed ayaa waxa ay u kuur galeen xaalada maxaabiista Xarakada Al shabaab ee ku xirann xabsiga dhexe ee magalada Baydhabo.

Mikael Lindvall safiirka Sweden ee soomaaliya oo mas’uuliyiin katirsan qaramada midoobay ay wehliyaan ayaa kulan la qaatay horjooga yaasha maxaabiista waxana ay balanqaadeen in ay hergelin doonaa mashaariic dib loogu dhisayo xabsiga dhexe ee magaalada Baydhabo oo maxaabiis Al- shabaab ah ay ku xiran yihiin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here