Wasiirka Amniga oo Kormeeray Xarunta Guud ee Daabacada Basaboorada Soomaliya+Sawirro

0

Wasiirka wasaarada amniga qaranka Mudane Maxamed Abukar Islow (Ducaale) iyo Agaasimaha Guud HSJ ayaa kormeer ku soo sameyay xarunta guud ee daabacada basaboorada oo dib dhis iyo balaarin lagu sameyay.

Wasiirka ayaa saraakisha HSJ ku dhiirigaliyay howsha wanagsan ay bulshada Soomaliyeed u hayaan waxaana uu kula dardaarmay in ay si hufnaan ah ugu adeegan Bulshada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here