War Deg Deg:-Gudoomiye Cusub oo Loo Magacaabay Degmada Buur-hakaba

0

Guddoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere C/raxmaan oo xafiiskiisa wareegto kasoo saaray  ayaa u magacaabay Maxamed Ibrahim Nuur guddoomiyaha cusub ee degmada Buurhakaba, wuxuuna noqday Gudoomiyihii 5-aad ee Degmadaas loo magacaabo muddo 2-sano gudahood.

Gudoomiyaha Cuusb ee  degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa lagula dardaarmay in uu la yimaado isbadal aysan la imaanin kuwii isaga ka horeeyay, islamarkaana uu si daacad ah u guto waajibaadka loo ikmaday.

2-dii sano aynu soo dhaafnay Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay waxaa loo magacaabay ilaa 5-Gudoomiye, qaarkooda ayaa shaqada kaga takay dhibaatooyin la sheegay in ay u geysteen shacabka Degmaaas.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here