Cabdi Kuus:-Muhiim Ayay Aheyd in Wada-hadalka Ahlusuna Laga Hormariyo Doorashada”,+Dhageyso

0

Madaxweyne ku-xigeenkii Hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb oo la hadlay idaacadda Simba ee magaalada muqdisho ayaa sheegay in muhiim ay ahayd in wadahadalada Ahlu-sunna Waljeemaca ee gobolada Dhexe iyo maamulka galmudug laga hormariyo Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Galmudug.

Cabdi Maxamed Suldaan Axmed-nuur Cabdi Kuus Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Maamulkii Ximin iyo Xeeb ayaa tilmaamay in go’aanka markii hore uu ahaa in doorashada madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug la qabto islamarkaana kadib lala hadlo maamulka gobolada Dhexe ee Ahlusuna Waljameeca, si loogu qanciyo tabashooyinka ay qabaan.

Madaxweyne ku-xigeenkii Hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb ayaa sidoo kale sheegay in iyadoo la tixgalinayo codsiga Dowladda Dhexe ee federaalka Soomaliya la ogolaaday Wada-hadalka la filayo in uu ka furmo Magaalada Muqdisho.

120101_037

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here