Akhriso:-Dowladda Soomaliya oo Loogu Baaqay in ay Ixtiraamto Dastuurka Galmudug

0

Warsaxaafadeed uu soo saaray wasiirka wasaaradda Dastuurka iyo dib u heshisiinta Galmudug Cismaan Cali Socdaal (Cismaan dheere) ayuu kaga hadlay doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo faragalinta dowladda Federaalka ay ku hayso doorashada.

Wasiirka ayaa dowlada ka codsaday in barlamaanka Galmudug loo daayo howlaha doorashada Madaxweynaha Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here