Dagaalyanada Xarakada Al-shabaab ayaa dilay saraakiil ka Tirsanaa isla Maamulkooda kuwaa oo ka soo jeeda gudaha dalka Kenya.
Dilalalka iyaga dhaxdooda ay isku geystaan ayaa kor u kacday tan iyo markii A shabaab ay ku soo biireen rag kenyaati ah oo Al shabaab kamid noqday.
Xarakada Al-shabaab ayaa ku eedeeya ajaanibta katirsan in ay yihiin kuwo jaajuus u ah dagaalyahano shisheeye.
Xarakada Al-shabaab ayaa ah iminka kuwo dhexdooda cabsi xoogan iska qaba oo kala shaki weyn uu ka dhex taagan yahay.

