Warar haatan naga soo gaaraya Degmada yaaqshid ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in dab xoogan oo goordhaweyd ka kacay suuqa gudaha degmadaas oo lagu magacaabo Suuq Bacaad.
Dabka ayaa la sheegay in uu yahay mid xoogan, islamarkaana uu ka kacay qeybta caanaha ee Gudaha suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.
Waxaa goobta dabka uu ka kacay gaaray Gaadiidka dab damiska ee Dowladda Hoose, waxaa haatan socda dadaalo la doonayo in lagu damiyo dabka, si uusan ugu faafin qeybo kale oo suuqa ku yaala.
Wixii kusoo kordha Kala soco simbanews.com

