Al-shabaab Oo Xaley weerar Xoogan ku Qaaday Degmada Baraawe

0

Al-shabaab ayaa xaleyw axa ay weerar xoogan ku qaadeend egmada baraawe ee gobolka shabeelaha hoose.

Dagaal xoogan ayaa la sheegay in uu degmada ka dhacay islamarkaana dadka aysan xaley ka seexan dhawaqa risaasta oo si weyn looga maqlayay degmada baraawe.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada waxa ay idaacadda simba u xaqiijiyeen in uu dagaal dhacay islamarkaana saakay xaalada degmada ay degen tahay.

Lama ogo qasaaraha nafeed ee uu sababay dagaalka xaley ka dhacay degmada balse waxaa la xaqiijiyay gaari kuwa dagaal oo ay leeyihiin ciidamada dowladda soomaaliya in dagaalka lagu gubay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here